Ereyga Maanta: xilqaan
gamaarid eeg gamaar². ld gamaar¹ (3.
gamaarin eeg gamaar.
gamaayaysan Qof gamaanyo hayso ahaansh.
gamaayaysnaan eeg amaayaysan. ld gamaayaysnaansh.
gamaayaysnaansho ld gamaayays naa.
gamas Warmaha yaryar jaad ka mid ah; hooto, dhegley.
gamashi (1) 1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyi.
gamashi (2) Naq, waqti uu caddaaday gaari.
gamashiyid eeg gamashi². ld gamashi¹ (2).
gambad ld gabbash.
gambalaali 1. Qalalaase. 2. Damaa- shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mays.
gambar Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wamba.
gambaraash Socod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraas.
gambasho ld gabbash.
gambaysad ld gambaysash.
gambaysan Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansh.
gambaysasho eeg gambayso. ld gambaysad, gambays.
gambaysi ld gambaysash.
gambaysnaan eeg gambaysan. ld gambaysnaansh.
gambaysnaansho ld gambaysnaa.
gambayso Gambo madax saarash.
gambi (1) ld gembiyi.
gambi (2) ld gembi.
gambin ld gembiyi.
gambis ld gembiyi.
gambisan ld gembisa.
gambise ld gembis.
gambisnaan ld gembisnaa.
gambisnaansho ld gembisnaa.
gambiyid ld gembiyi.
<< < 600 601 602 603 604 605 606 607 608 609 610 > >>