kabbaqableK. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.
kabbaqableeDareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.
kabbaqableyneeg kabbaqablee. ld kabbaqubleyn.
kabbaqableysashoeeg kabbaqabley-so. ld kabbaqableysi, kabbaqubleysasho, kabbaqubleysi.
kabbaqableysild kabbaqableysasho.
kabbaqableysoCaano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.
kabbaqublaysild kabbaqableysasho.
kabbaqubleld kabbaqable.
kabbaqubleeld kabbaqablee.
kabbaqubleynld kabbaqableyn.
kabbaqubleysashold kabbaqabley-sasho.
kabbaqubleysold kabbaqableyso.
kabbashoeeg kabbo².
kabbax1K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
kabbax2(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
kabbaysadld kabbaysasho.
kabbaysashoeeg kabbayso. ld kabbaysad, kabbaysi.
kabbaysild kabbaysasho.
kabbaysoDareere kabbo-kabbo u cabbid.
kabbiCaano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
kabbineeg kabbi. ld kabbis¹, kebbin, kebbis¹.
kabbis1ld kabbin.
kabbis2ld kebbis².
kabbisanld kebbisan.
kabbisidld kebbisid.
kabbisiiCid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.
kabbisiineeg kabbisii. ld kebbisiin.
kabbisnaanld kebbisnaan.
kabbisnaanshold kebbisnaan.
kabbo11. Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado. 2. Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>