faaf11. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid.
faaf2Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².
faafiWar, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
faafideeg faaf². ld faaf¹ (2), faah¹, faahid, faax¹ (2), faaxid.
faafin1eeg faafi. ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis.
faafin2Faafin rasmi ah: wareegto rasmi ah
faafisld faafin¹.
faafreebGuddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadaha inta aan loo bandhigin dadweynaha.
faaftoCeel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.
faag1. Dhul iyadoo aan hoos loo dheereyn qodid. 2. Geed, koor iwm laga qorayo qaabayn.
faagadld faagasho.
faagashoeeg faago. ld faagad.
faagideeg faag.
faago1. (f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid. 2. (f.g) Dhul hoos u qodid. 3. (f.mg) Ka f.: in yar ka fogaasho.
faah1ld faaf¹ (2), faafid.
faah2ld faaf².
faahfaahF. ah: sii caddays (hadal iwm); waxkasheeg; faallo.
faahfaahiSi buuxda arrin u sharaxid.
faahfaahineeg faahfaahi. ld faahfaahis.
faahfaahisld faahfaahin.
faahfaahsanWax la faahfaahiyey ahaansho.
faahfaahsanaaneeg faahfaahsan. ld faahfaahsanaansho.
faahfaahsanaanshold faahfaahsanaan.
faahiCid magaceed, war iwm baahin. ld faafi.
faahidld faafid.
faahin1Qof fahmo badan.
faahin2ld faafin¹.
faahisld faafin¹.
faajafaajoQof ladan isaga oo aan dan lahayn tago meelo kala duwan, ama waxaan muhim ahayn lacag ku kharajgarayo.
faajafajooQof ladan oo waxan muhim ahayn lacag badan ku kharajgarayn, xarrago ama faakihaysi dartii.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 > >>