Ereyga Maanta: umaamadan
waajihinld wejihin.
waal1. Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid. 2. Is w.: qof waalan iska dhigid. 3. Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
waalallowWelwel; walaac.
waalan1. Qof waalli hayso ahaansho. 2. U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.
waalashoeeg waalo².
waalayQaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.
waalaysashoeeg waalayso.
waalaysoWaalo cayaarid.
waali1Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
waali2Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
waalid1Laba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waarid.
waalid2eeg waal.
waalli11. Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima. 2. (-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.
waalli2(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.
waalo1Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.
waalo21. Wax waalan noqosho. 2. Ka w.: meel cabsi awgeed uga cararid.
waalwaalIs w.: qof waalan iska dhigid.
waalwaalideeg waalwaal.
waamaGoorma.
waanMeel dhul ah oo bannaan.
waanbeJaad badarka ka mid ah oo ay iniinihiisu aad u yaryaryihiin.
waaniCid waano u jeedin.
waanineeg waani.
waanoHadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.
waansanCid wax la waaniyey ahaansho.
waansanaaneeg waansan. ld waansanaansho.
waansanaanshold waansanaan.
waansheeDan la'aan meel u tegid.
waansheyneeg waanshee.
waantoobideeg waantow.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>