fasil2 Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2). fasilaad ld fasiraad.
fasilan Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).
fasilid eeg fasil². ld fasirid.
fasilnaan eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.
fasilnaansho ld fasilnaan.
fasir1 ld Fasiraad; fasil¹. fasir2 1. Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin. 2. ld fasil². fasiraad Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir¹ (1).
fasiran 1. Wax la fasiray ahaansho. 2. ld fasilan.
fasirasho eeg fasiro.
fasirid eeg fasir². ld fasilid.
fasirnaan ld fasilnaan.
fasirnaansho ld fasilnaan.
fasiro Wax fasir u helid.
fasixid eeg fasax². ld fasaxid.
fataal1 Nin aan wax tashiilan. fataal2 Ku f.: hanti ku ciyaarid. fataalad Haweeney aan hantida tashiilin.
fataalid eeg fataal².
fataalnimo Fataal ahaansho.
fataan Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.
fataanad Haweeney dadka isku dirta.
fataax1 ld fitaaxid. fataax2 ld fitaax². fataaxi ld fitaaxi.
fataaxid ld fitaaxid.
fataaxin ld fitaaxin.
fataaxsan ld fitaaxsan.
fataaxsanaan ld fitaaxsanaan.
page : 37 of 73
<< < 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 > >>