Ereyga Maanta: goldooxid
damqidld danqid.
damqinld danqin.
damqold danqo.
damradWaran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado.
damradayneeg damradee.
damradeeLibaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
damuujiIndho, in yar isku qabasho.
damuujineeg damuuji.
damuuqsadld damuuqsasho.
damuuqsashoeeg damuuqso. ld damuuqsad, damuuqsi.
damuuqsild damuuqsasho.
damuuqsoIndho, in yar isku qabasho.
dan1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.
dan1Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
dan-lahelayD. ah: guntiino ama saddex-dhudood haweenku qaadan jireen. ld dal-lahelay.
danaag1Waxtar; dheef.
danaag2Meel bannaan oo kayni ku wareegsantahay.
danaagaxGogol yar. ld danagax.
danaaniU d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
danaani11. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.
danaani2Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².
danaanineeg danaani. ld danaano.
danaanoLa safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
danaanyideeg danaani². ld dannaanniyid.
danab11. Biriq. 2. Birdanab. 3. Qof ama wax dadka soo jiita.
danab2(fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
danab-soocidMaxsuulka falgalka kiimikaad kana dhasha qulqul danab oo dhexmaraaya gudbiye-milme. Raadkani waxa uu abuuraa aayano u kala socda dhinaca qotinada.
danabayneeg danabee.
danabaysanWax la danabeeyey ahaansho (bir).
danabaysnaaneeg danabaysan. ld danabaysnaansho.
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>