gefsi ld gefsash.
gefso Neef curad ah muddo rimi waayi.
geftin Gees; gaw; daca.
gegi 1. Meel didib ah, bannaan, aan weynayn, oo aan dhir lahayn. 2. Garoon. ld gego, jeg.
gego ld geg.
gelbi ld galb.
gelbin ld galbi.
gelbis ld galbi.
gelengel Meel cidlo ah oo aan dhir iyo dhisme midna lahay.
gelgelin Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaa.
geli Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridi.
gelid eeg gal³. ld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelnii.
gelin1 1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Cala. gelin2 eeg geli. ld gelis. gelin-dambe 1. Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe. 2. Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambee.
gelin-dambeed 1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacadood oo habeenka ugu dambeeya. ld gelin-damb.
gelindhexaad ld gelindhex.
gelindhexe Habeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gelindhex.
gelinhoraad Habeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hor.
gelinsii Cid wax ka dhaadhici.
gelinsiin eeg gelinsii. ld gelinsii.
gelinsiis ld gelinsii.
gelinsocod Qiyaasta la socdo maalin gelinkee.
gelis1 ld geli. gelis2 ld geli. gelitaan 1. Irid laga galo meel. 2. ld geli.
gelliimid eeg gelliin². ld galliimi.
gelliin1 1. Gelid. 2. Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin. gelliin2 U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin. gelmi Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelm.
page : 59 of 102
<< < 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 > >>