goggomi Hoore yar weel ka shubi.
goggomin eeg goggom.
goggon In yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku hara.
goggonsad ld goggonsash.
goggonsasho eeg goggonso. ld goggonsad, goggons.
goggonsi ld goggonsash.
goggonso In yar oo hoore ah weel ka shubash.
goglad ld goglash.
goglamid eeg goglan.
goglan1 Wax la goglay noqosh. goglan2 Wax la goglay ahaansh. goglanaan eeg goglan². ld goglanaansh.
goglanaansho ld goglanaa.
goglasho eeg goglo. ld gogla.
goglid eeg gogol.
goglo Gogol dhigash.
gogo Hilib iwm qarsoodi wax uga goosash.
gogol1 1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaa. gogol2 1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Sariir firaashi. gogol-ku-laab Lacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jirtay.
gogoldhaaf1 Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kal. gogoldhaaf2 Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbali. gogoldhaafid eeg gogoldhaaf.
gogoldhig Arar; hordha.
gogoldhigad 1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay ugala xaajooto arrintaas. 2. Gogoldhigasho; ararsasho. ld gogoldhigash.
gogoldhigasho ld gogoldhiga.
gogollaab Maalinta ugu dambeysa tacsi la dhigayay.
gogolxaar U g.: wax la rabo in la sameeyo waxyaabo sahlaya samayn.
gogolxaarid eeg gogolxaar.
gojaxo ld gojoxo.
page : 72 of 102
<< < 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 77 > >>