Ereyga Maanta: hiilley
deyn11. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.
deyn2eeg daa. ld dayn.
deynhilatoShimbiro yaryar oo aan guryaha ka ag dhaqaaqin oo gurubsata wixii ka daata badarka la tumayo.
deynild deymi.
deyninld deymin.
deynleQof, qof kale deyn ku leh. ld deynlow.
deynlowld deynle.
deynmideeg deyman.
deynoobidld deymoobid.
deynowld deymow.
deynqabeQof deyn lagu leeyahay.
deynsadld deynsasho.
deynsashoeeg deynso. ld deynsad.
deynsoLacag iwm cid ka amaahasho.
deyrld deyd.
deyraanDabaysha, firada, heerka iwm oo ka soo hormara roob di'i raba.
deyradhaafBartamaha xilliga diraacda oo ah waqti aad u dhaxan badan.
deys1. D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin. 2. D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.
deysashoeeg deyso.
deyso1. Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho. 2. D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
dhaab11. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm. 2. Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.
dhaab2Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.
dhaabad1. Ballan. 2. Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.
dhaabadeeMaanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.
dhaabadeyneeg dhaabadee. ld dhaabadays.
dhaabadeysld dhaabadeyn.
dhaabadeysanWax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).
dhaabadeysnaaneeg dhaabadeysan. ld dhaabadeysnaansho.
dhaabadeysnaanshold dhaaba- deysnaan.
dhaabalo1. Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; qaniinyo. 2. Gubaabo.
<< < 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 > >>