hullaabo Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.
hullasho eeg hullo.
hullo Ugu h.: cid wax ugu gambasho.
hullow Wax ku hilid. ld hillow.
hulnaan eeg hulan. ld hulnaansho.
hulnaansho ld hulnaan.
hulqe Waxmatare; liid.
hululuf 1. Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
huluul ld xuluul.
huluulad ld xuluulasho.
huluulasho ld xuluulasho.
huluulo ld xaluulo.
huluuq (1) 1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.
huluuq (2) Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
huluuqan Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.
huluuqid eeg huluuq². ld huluuq¹ (2).
huluuqnaan eeg huluuqan. ld huluuqnaansho.
huluuqnaansho ld huluuqnaan.
humasho eeg humo.
humbaalle 1. Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo. 2. ld humbaalleyn.
humbaallee Hum-baalle samayn.
humbaalleyn eeg humbaallee. ld humbaalle (2).
humbul (1) 1. (u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm. 2. H. ah: wax isku cufan.
humbul (2) Wax, wax ku hilid.
humbulan Wax qaab humbul ah leh ahaansho.
humbulid eeg humbul².
humbulnaan eeg humbulan. ld humbulnaansho.
humbulnaansho ld humbulnaan.
humbuluuluq (1) Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq¹ (2).
humbuluuluq (2) Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².
<< < 758 759 760 761 762 763 764 765 766 767 768 > >>