Ku dar erey cusub Qaamuuska!

Ereyga Maanta: salfiyuurik-asiidh
majaajilee ld majaajillee.
majaajileyn ld majaajilleyn.
majaajillee Majaajillo samayn. ld majaajilee.
majaajilleyn eeg majaajillee. ld majaajileyn.
majaajillo (riw.) Ereyo iyo falal loogu talaggalay in dad looga qosliyo. ld majaajilo.
majaajilloo (riw.) Majaajillo samayn. ld majaajiloo.
majaajillood eeg majaajilloo. ld majaajillood.
majaajilo ld majaajillo.
majaajiloo ld majaajilloo.
majaajilood ld majaajillood.
majaalis eeg majilis.
majaaniin eeg majnuun.
majabbaxsad ld manjabbaxsasho.
majabbaxsasho ld manjabbaxsasho.
majabbaxsi ld manjabbaxsasho.
majabbaxso ld manjabbaxso.
majabbixsasho ld manjabbaxsasho.
majabe 1. Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid. 2. M. ah: aan jabin; aad u adag.
majagoror (1) ld manjagororid.
majagoror (2) ld manjagoror².
majagorori ld manjagorori.
majagororid ld manjagororid.
majagororin ld manjagorin.
majagororsan ld manjagororsan.
majagororsanaan ld manjagororsanaan.
majagororsanaansho ld manjagororsanaan.
majallad Wargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin.
majaqaris M. ah: biyo meel fadhiya oo aan jilibka soo gaarin.
majaraaf ld masharaaf.
majarafad Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.
<< < 1006 1007 1008 1009 1010 1011 1012 1013 1014 1015 1016 > >>