Ereyga Maanta: yeeg-bisaliim
qurdowalaqnimo Qurdowalaq ahaansho.
qurdudumsad ld qurdudumsasho.
qurdudumsasho eeg qurdudumso. ld qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash.
qurdudumsi ld qurdudumsasho.
qurdudumso Wax adag ilka ku burbursasho. ld qurdujubso, qurjujubso, qurjujumso, qururumso.
qurgo' Cid dhimasho.
qurgo'id eeg qurgo'.
qurgoo Nafley nafta ka qaadid.
qurgooyo Naf ka goynta cid nafta laga gooyo.
qurgoyn eeg qurgoo.
quri 1. Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya. 2. Cid u duurxulid.
qurin eeg quri. ld quris.
quris ld qurin.
qurjad Koritaanka jirku sameeyo.
qurjujubsad ld qurdudumsasho.
qurjujubsasho ld qurdudumsasho.
qurjujubsi ld qurdudumsasho.
qurjujubso ld qurdudumso.
qurjujumsad ld qurdudumsasho.
qurjujumsasho ld qurdudumsasho.
qurjujumsi ld qurdudumsasho.
qurjujumso ld qurdudumso.
qurmi Wax qurun ka dhigid.
qurmid eeg qurun².
qurmin eeg qurmi.
qurmoon (1) ld qurmuun¹.
qurmoon (2) ld qurmuun².
qurmoonaan ld qurmuunaan.
qurmoonaansho ld qurmuunaan.
qurmuun (1) Ur xun, ur naftu kahato; wax qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun¹, qurmoon¹, qurun¹.
<< < 1233 1234 1235 1236 1237 1238 1239 1240 1241 1242 1243 > >>