Ereyga Maanta: gedmo
dhunkuluulux2Cunto aad loo kariyey muudmuudid.
dhunkuluuluxiCunto dhunkuluulux ka dhigid.
dhunkuluuluxideeg dhunkuluulux².
dhunkuluuluxineeg dhunkuluuluxi. ld dhunkuluuluxis.
dhunkuluuluxisld dhunkuluuluxin.
dhunkuluuluxsadld dhunkuluuluxsasho.
dhunkuluuluxsanWax la dhunkuluuluxiyay ahaansho (cunto).
dhunkuluuluxsanaaneeg dhunkuluuluxsan. ld dhunkuluuluxsanaansho.
dhunkuluuluxsanaanshold dhun- kuluuluxsanaan.
dhunkuluuluxsashoeeg dhun- kuluuluxso. ld dhunkuluuluxsad.
dhunkuluuluxsoCunto dhunkuluulux ka dhigasho.
dhunkuxsadld dhunkuxsasho.
dhunkuxsashoeeg dhunkuxso. ld dhunkuxsad, dhunkuxsi.
dhunkuxsild dhunkuxsasho.
dhunkuxsoWax adag oo aan la calaalin liqid.
dhunxild dhunji.
dhunxinld dhunjin.
dhunxisld dhunjis.
dhuqXubinta taranka ee haweenka gudaheeda.
dhuqdhuqayneeg dhuqdhuqee.
dhuqdhuqaysadld dhuqdhuqaysasho.
dhuqdhuqaysashoeeg dhuqdhuqayso. ld dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.
dhuqdhuqaysild dhuqdhuqaysasho.
dhuqdhuqaysoHanti aan badnayn meel si joogto ah uga helid.
dhuqdhuqeeJid si joogto ah horay iyo gadaal ugu noqnoqosho.
dhuqmeeMeel ciriiri ah wax ka soo bixin.
dhuqmeyneeg dhuqmee.
dhuqmeysashodhuqmeyso.
dhuqmeysoMeel cariiri ah wax kala soo bixid.
dhur11. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.
<< < 155 156 157 158 159 160 161 162 163 164 165 > >>