Ereyga Maanta: xasaw
didSi aan habaysnayn u kala yaacid cabsi awgeed (xoolo ugaar iwm). ld dud².
diddimiHoore yar, si aayar ah u shubid. ld dindimi.
diddimideeg diddin². ld dindimid, dundumid.
diddimineeg diddimi. ld diddimis, dindimin, dindimis.
diddimisld diddimin.
diddin1In yar oo hoore ah. ld dindin¹.
diddin2In yar oo hoore ah si ayaar ah u daadasho. ld dindin².
diddinsadld diddinsasho.
diddinsashoeeg diddinso. ld diddinsad, diddinsi, dindinsad, dindinsasho.
diddinsild diddinsasho.
diddinsoHoore yar meel ka shubasho. ld dindinso.
didiDidmo geyeysiin (xoolo, ugaar iwm.). ld dudi.
didib11. Dhul dibir ah. 2. Ciid budo cad ah ama dhagax xaraarta ka samaysmay.
didib2(kiim.) Dhagax badanaaba ku jira macdanta kaarboneyt, gaar ahaanna kaarbooneytyada kaalsiyam iyo magniisiyam.
didideeg did. ld dudid.
didineeg didi. ld dudin.
didmoYaacidda xoolo, ugaar iwm. baqdin awgeed la yaacaan. ld dudmo.
didsanWax dhiillaysan ahaansho (xoolo, ugaar iwm). ld dudsan.
didsanaaneeg didsan. ld didsanaansho, dudsanaan, dudsanaansho.
didsanaanshold didsanaan.
didsashoeeg didso. ld dudsasho.
didsoXoolo iyadoo la didinayo kaxaysasho. ld dudso.
difaac1ld daaficid.
difaac2ld daafac².
difaacidld daaficid.
difjiDareere wax yar ka dhibcin.
difjineeg difji. ld difqin.
difqild difji.
difqinld difjin.
dig11. Rubad. 2. Naf. 3. Garaaca wadnaha ee halbowlayaasha laga garto. 4. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaq.
<< < 166 167 168 169 170 171 172 173 174 175 176 > >>