Ereyga Maanta: qaldhow
dugaagoobideeg dugaagow.
dugaagowDugaag noqosho; bahaloobid.
dugdhabayneeg dugdhabee.
dugdhabeeWax dhinaca galbeed ka marid.
dugdhaboDhinaca galbeed.
dugeyErey qofkii dhibaato weyni gaarto uu yiraahdo; jabay!; hoogey!; ba'ay.
duggaafadld dukaafad.
duggaal1Meel dhaxanta celisa.
duggaal2ld duggaali.
duggaaliKa d.: wax duggaal ka dhigid. ld duggaal².
duggaalidld duggaalin.
duggaalineeg duggaali. ld duggaalid, duggaalis.
duggaalisld duggaalin.
duggaalsanWax duggaal leh ahaansho.
duggaalsanaaneeg duggaalsan. ld duggaalsanaansho.
duggaalsanaanshold duggaalsanaan.
duggadhaanisQaanjeer cad oo dadka jirkiisa ka muuqata marka uu dhididku ku qallalo.
dugideeg dug².
dugleNafley caato ah oo tabardaran.
dugsadld dugsasho.
dugsashoeeg dugso. ld dugsad.
dugsi1. Meel duggaal ah. 2. Meel wax lagu barto. ld iskool, iskuul.
dugsiiWax duggaal u yeelid.
dugsiineeg dugsii. ld dugsiis.
dugsiisld dugsiin.
dugsileyArdo quraan dhigata.
dugsoMeel dhaxan ka gelid.
dugsoonWax dugaal leh ahaansho.
dugsoonaaneeg dugsoon. ld dugsoonaansho.
dugsoonaanshold dugsoonaan.
<< < 195 196 197 198 199 200 201 202 203 204 205 > >>