dabaxadideeg dabaxad.
dabaxawCudur calooleed leh shuban xad dhaaf ah.
dabaxir1Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.
dabaxir2Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.
dabaxiranKu d.: wax, wax kale ku xiriirsan ahaansho.
dabaxirashoeeg dabaxiro.
dabaxirideeg dabaxir².
dabaxirnaaneeg dabaxiran. ld dabaxirnaansho.
dabaxirnaanshold dabaxirnaan.
dabaxiroKu d.: cid, cid kale wax ay caadeystay kula saaxiibid.
dabayaaqoWax badankii tegay inta yar oo dambaysa; badbaadi.
dabayl11. Hawo xoog leh oo dhan u socota. 2. Xanfar; siigo. 3. Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
dabayl2(c.cimi.) Mawjad hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo badanaa la moodo inay barbaro la tahay oogada dhulka.
dabayl-bataax(c.cimi.) Duufaan bataax xoogaa qaro leh sidata oo dabayl xoog lihi waddo. Qurubyada bataxa ahi mar mar dhif ah ayay kor u kacaan in ka badan 15 ilaa 30 mitir dhulka korkiisa, in badanna kama durkaan meesha ay yaalliin ama isha (source).
dabayl-cirifeed(c.cimi.) Dabaylaha aad u qabow ee dhaca meelaha cadaadiska sare leh ee agagaarka cirifyada xagga gobollada dhexe. Kubbad-badhka woqooyi guud ahaan waxay ka dhacaan (kacaan) woqooyi bari, kubbad-badhka koonfureedna koonfur bari.
dabayl-joogta(c.cimi.) Ku filiqsanaanta guud ee dabaysha gibilka hoose, tasoo, waxa sababay kaah, qorraxeedku, u dhisan sida meere meeraysanaya oo leh gibil.
dabaylayneeg dabaylee.
dabaylbadan1. Wax dabayl leh ahaansho. 2. Qof dawdawle ah ahaansho.
dabaylbadnaaneeg dabaylbadan. ld dabaylbadnaansho, dabaylbadni.
dabaylbadnaanshold dabaylbadnaan.
dabaylbadnild dabaylbadnaan.
dabayleeWax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
dabayleed(juqr.) Wax dabayli keentay amase ku xidhan. Tuulimaad d. waa waxyaabaha ay dabayli qaadday ama ay dhigtay meel dhulka dushiisa ah waxaana ka mid ah dabayl tuul, bacaadka iyo tuulimaadyada lamaddegaannada.
dabaylnuugD. ah: neef lo'ah oo aan sanka ka neefsan karin.
dabaylraacAri dhanka dabayshu u socoto u goosmid.
dabaylraacideeg dabaylraac.
dabaylwacDhanka dabayshu ka timaaddo.
dabayoodGeed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo.
dabayshadeeg dabaysho. ld dabayshi.
dabayshild dabayshad.
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>