Qaamuuska Erey bixinta Maxkamadaha Mareykanka

CONFISCATELa wareeg si sharci waafaqsan
CONFLICT OF INTERESTDano is diidan
CONSECUTIVE SENTENCEMudo Xiritaan oo xiriir ah; Muddo xiritaan, oo kala dambeysa
CONSPIRACYShirqool
CONSTITUTIONAL RIGHTXuquuq distoori ah
CONTEMPT OF COURTYasid Maxkamadda; Quursiga Maxkamadda
CONTESTED HEARINGDhegeysi la iskaga soo horjeedo
CONTINUANCEDib u dhigid
CONTROLLED SUBSTANCEDaroogo
CONVICTnoun: Dambiile, La xakume; Xukuman | verb: Ku Xukun Dambi
CONVICTIONKu Xukumaad Dambi
CORONERBaaraha Rasmiga ah ee Dhimashadda
CORROBORATETaageeris; ku raacis
COUNSELnoun: Looyar; qareen | verb: Sharciga kala tali
COUNSEL TABLEMiiska qareenka; Miiska La taliyaha Sharciga ah
COUNTTirada (dambiga qofka lagu soo oogay)
COUNTERCLAIMDacwadda ku lidka eedeeyaha
COUNTERFEITINGBeen abuur (lacag, been abuur …)
COUNTY COURTMaxkamadda (Degmadda)
COUNTY JAILXabsiga Degmadda
COURT REPORTERWeriyaha Maxkamadda
COURT-APPOINTED COUNSELQareen Maxkamaddu Magcawday
COURT/BENCH TRIALMaxkamada xaakimka
COURTROOMQolka Maxkamadda; Maxkamadda
CREDIBILITYAaminaad; Rumeysi mudan
CRIMEDambi
CRIMINALDambiileh
CRIMINAL RECORDDiiwaan Dambi, Raadreeb dambi
CROSS EXAMINATIONSuaalo weydiin qareenka kale
CUSTODYHayn; Xiritaan
DAMAGEKhasaare; Magdaw
DEADLY WEAPONHub Halis ah; Hub khatar ah
DEATH PENALTYCiqaabta qisaasta; Ciqaabta dilka
DEATH ROWQaybta Qisaas Sugayaasha ; Qaybta dil sugayaasha
DECREEGo’aan maxkamadeed
DEFENDANTEedaysane
DEFENSEteam of defendant & defense attorney: Difaaca Wadajira; Kooxda difaaca | evidence offered by accused in response of criminal charges: Iskadifaac eedayn dambi
DEFENSE ATTORNEYQareenka Difaaca
DEFENSE WITNESSMarkhaatiga Difaaca
DELIBERATIONKa baaraandegga Go’aanka; Ka baaraandegidda Garsoorayaasha dadweynaha
DEPORTATIONMasaafuris; Dhoofin
DEPOSITIONSu’aal weydiinta qareenada
DEPUTY D.A.Ku-xigeenka xeer-ilaaliyaha degmadda (ama qareenka gobolka)
DETENTIONXayiraad; Hayn
DIRECT EVIDENCEMarkhaatifur, toos ah; Caddeyn, toos ah
DIRECT EXAMINATIONSuaalo Weydiin qareenkaaga
DISCOVERYHabraaca War-Radinta
DISMISSTuurida kiiska
DISMISSAL WITH PREJUDICETuurid kiis (ka dambayn laheyn)
DISMISSAL WITHOUT PREJUDICETuurid kiis (la soo celin karo)
« 1 2 3 4 5 6 7 8 »

2 Comments

Leave a Reply