dambiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dembi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dembiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0