Qaamuuska Erey bixinta Maxkamadaha Mareykanka

DISORDERLY CONDUCTAnshax xumo, dhaqan xumo
DISPOSITIONGo’aan maxkamadeed
DISSOLUTIONFuritaan; Kala tegid; Kala-tuur; Kala-dirid (shirkadaha)
DISTRICT ATTORNEYXeer-ilaaliyaha Degmadda; Qareenka Degmadda
DISTRICT COURTMaxkamad (Federaaliga ee Degmadda)
DISTURBING THE PEACEKhalkhalgelinta Dadweynaha
DIVERSIONWeecin
DIVORCEFuriin
DOCKETGalka kiisaska xaakimka
DOMESTIC VIOLENCEGacan ka hadal qoys; Xadgudub Qoys
DOUBLE JEOPARDYmar labaad oogis/xukumid isla dambiga
DRIVING WHILE INTOXICATEDWadida baabuur qofka oo sakhraan ah
DRUNK DRIVINGWadida baabuur qofka oo sakhraan
DUE PROCESSHab-socodka sharciga oo suuban
EMBEZZLEMENTXatooyo
ENHANCEMENTKobcin; Kordhin
ENTER A PLEASheeg qiraalka
ENTRAPMENTDabid; ku hogaamin dambi
EQUAL PROTECTIONU sinaan sharciga
EVICTIONGurri ka saarid
EVIDENCECaddeyn; Markhaatifur
EVIDENCE, PRIMAE FACIECaddeyn/Markhaatifur, aan dhamaystirnayn
EXHIBITBandhigga Maxkamadda
EXHIBIT, PEOPLE’SBandhigga, dadweyne; Bandhigga, dawladda
EXHIBIT, STATE’SBandhigg, Dawladda
EXPERT WITNESSMarkhaati xeeldheere ah
EXTORTIONBaad
EXTRADITIONTaxaab
EYEWITNESSGoobjoog; Markhaati Goobjoog ah
FAILURE TO APPEARKa baaqasho hor-imaadka maxkamadda
FAILURE TO COMPLYDiidmo amar maxkamadeed; Ka baaqasho u hogaansiga maxkamadda
FAIR HEARINGDhegaysi caadil ah; dheaysi hufan
FALSE IMPRISONMENTXarig sharci darro ah; xiritaan sharci darro ah
FELONYDambi culus; kabaa’ir
FIELD SOBRIETY TESTBanaan ku Baarista Sakhradda
FILEnoun: Galka; Fayl | verb: Faylgarey
FINANCIAL RESPONSIBILITYMas’uuliyadda Lacageed; Mas’uuliyad Maaliyadeed
FIND GUILTYKu caddeyn dambi
FINDINGGo’aan,
FINEGanaax
FINGERPRINTFaraqaadis
FIREARMQori
FOR THE RECORDDiiwaanka ayaa iska leh
FORECLOSUREKala wareeg; Xaraash
FORFEITLumiyay
FORGERYBeen abuur; foorjari
FORMAL PROBATIONTijaabo dembiile oo rasmi ah
FOSTER CAREKorin Caruur aadan dhalin
FRAUDKhiyaamo
GAMBLINGQamaarka
« ‹ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 › »

2 Comments

Leave a Reply