PUBLIC DEFENDERDifaacaha dadweynaha; Xeer ilaaliyaha
QUASHTirtir; beenay;n jooji
RAP SHEETWarqadda raadreebka dembiyadda
RAPEKufsi
RAPE IN CONCERTKufsi lamaaneysan/ Kufsi wadar loo sameeyey
RE-CROSS EXAMINATIONSuaalo Weydiin, mar labaad qareenka kale
RE-DIRECT EXAMINATIONSuaalo weydiin, marlabaad qareenkaaga
REBUTTALDiiday in ay runtahay; beeneeyay; Iska difaac
RECKLESS DRIVINGWadid baabuur oo qeyrul mas’uul ah
REGULATIONXeerayn; xeer
RELEASE OF INFORMATIONFidin macluumaad
RELINQUISHMENTIska dhiibid mas’uuliyadda
REMANDCelin
REMEDYQaancelin; xaqsoor
REPORTWarbixin Ka warbixi
RESPONDENTKa jawaabaha abiilka/rafcaanka
RESTITUTIONCawidcelin; khasaara celin; u celin wixii ka lumay
RESTRAINING ORDERAmar xakamaynaya qofka
REVOKETirtir; Ka noqo
RIGHTS, CONSTITUTIONALXuquuq, Distoori ah
ROBBERYBoob; Dhac
RULEXukun; Xukun ku rid
SEARCH AND SEIZUREBaar oo qabso, Baar oo kala wareeg si sharci ah
SEARCH WARRANTWaaran, baaris ah/fatishaad
SELF-DEFENSEIs-difaac
SELF-INCRIMINATIONIsku-markhaatifur; isku dembisheeg
SENTENCEKu rid xukun; Ku xukun ciqaab; xukun
SENTENCINGXukun ku ridid, U cayimida mudada/waqtiga xiritaanka
SEPARATIONKala –maqnaansho (laba isqaba)
SERVE A SENTENCEDhameystay waqtigii xiritaanka
SETTLEMENTHeeshiis dhexdhexaadin ku yimid
SEXUAL MOLESTATIONFaraxumeyn galmo la xiriirta
SHERIFFSheerifowga; sarkaalka nabadda
SLANDERCambaareyn afka; cay
SODOMYKhaniisnimo;
SPOUSAL BATTERYU gacan qaadka xaaska
STATE COURTMaxkamadda (Gobol)
STATUTEXeer; qodob Sharciga ah
STATUTE OF LIMITATIONKoobnaanta waqtiga xaqa
STATUTORY RAPEKufsi xeereed | Kufsi Xeer;
STAYnoun: A delay: Dib u dhigay Amar/Xukun Maxkamadeed | verb: To put off: Joojin Amar/Xukun Maxkamadeed
STIPULATEOgolow
STRAIGHT TIMEWaqti isku furan
STRIKETuur; Ka tuur
SUBMITHor dhig
SUBPOENAU yeeris maxkamadeed
SUEAshtakee
SUITAshtako
SUMMARY PROBATIONtijaabadda dembiilayaasha
SUPERIOR COURTMaxkamadda (Sare)
« ‹ 3 4 5 6 7 8 9 › »

Aaway Buugani iguma jeedo meeshaa
Casriyayn ayaan ku sameynay boggan.