SUPREME COURTMaxkamadda ugu sareysa dalka
SUSPECTEedeysani
SUSPENDED SENTENCEMudada xiritaanka la hakiyey
SUSTAINOgolow
SWEARKu dhaaro
TESTIFYKa markhaatikac
TESTIMONYMarkhaatikac; Markhaatifur
THE RECORDDiiwaanka; Raadreebka;
THEFTXadid; tuugo, xatooyo
TIME SERVEDWaqtiga qofka uu xirnaa, Waqta uu xirnaa; Waqtiga ay xirnayd
TORTDambi madani ah
TRAFFIC COURTMaxkamadda (Taraafikadda)
TRAFFIC VIOLATIONKu xadgudubka sharciyadda taraafikada inka
TRAILRaadraaca (makhaatifurka), dabaraac
TRANSCRIPTQoraalka maxkamadda
TRESPASSINGKu xadgudub meesha qof kale; gelid sharci daro ah
TRIALMaxkamad; kiiska
TRIAL, SPEEDYMaxkamad la dedejiyay
UNCONSTITUTIONALAan Distoori ahayn
UNDER COVERDharcad
UNDER OATHDhaar Qabaha; Dhaarsan
UNEMPLOYMENTShaqo la’an
UNLAWFUL, DETAINERDacwadda jebinta heshiiska kiraysiga guri
VACATETirtir
VAGRANCYDerbiderbi; Ciyaal suuqnimo; Darbi jiif
VANDALISMKhasaare geesasho
VENUEMeesha
VERDICTGo’aan
VICTIMDhibane
VIOLATIONKu xadgudub Sharciga; Jebinta Sharciga
VISITATIONXuquuqda soo booqashadda; Soo eegida
VOIR DIREHabraaca dhismaha garsoorayaal dadweyne
VOLUNTARY MANSLAUGHTERDil sabab leh
WAIVEKa Tanaasul
WAIVER OF RIGHTSKa Tanaasulid xuquuqda
WARRANTWaaran
WEAPONHub
WEIGHT OF THE EVIDENCECuleyska Caddeynta
WITNESSMarkhaati
WITNESS PROSECUTIONMarkhaatiga Xeerilaalinta; Markhaatiga dadweynaha
WITNESS STANDMeesha Markhaatiga
WORK FURLOUGHU fasax siin shaqo
WORK RELEASEU siideyn shaqo khas
WRITAmar qoraal ah
YOUR HONORXaakimka sharafta leh
« ‹ 4 5 6 7 8 9

Aaway Buugani iguma jeedo meeshaa
Casriyayn ayaan ku sameynay boggan.