markhaatiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa. 2. Goobjoog. ld markhaanti, marqaati.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
goobjoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof dhacdo markay dhacday ogaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
markhaantiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld markhaati.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
marqaatiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld markhaati.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0