Barashada Afka Hooyo

Xuruufta afka soomaaligu waxay ka kooban tahay 21 shibane iyo 5 shaqal. Hoos waxaa ku qoran xuruufta afka soomaaliga iyo dhawaaqooda.

Xaraf Dhawaaqa Arey ka bilowda xarafkan
Bb Ba Bar, Baro, Buur
Tt Ta Taar, Talo, Toos, Tiro
Jj Ja Jaar, Jago, Jilib, Jeer
Xx Ha Xero, Xoog, Xeer, Xor
Dd Da Door, Dameer, Daad, Deg
Rr Ra Rabsho, Rag, Reer, Raad, Raas
Ss Sa Safar, Saliid, Sawir, Sahal, Saf
Shsh Sha Shan, Shanlo, Sheeko, Shaf
Dhdh Dha Dheg, Dhalo, Dhoof, Dhabar
Cc AA Caan, Cagaf, Cad, Caano
Gg Ga Gabar, God, Gees, Galab
Ff Fa Faan, Faras, Funka, Fasal, Fahan
Qq Qa Qoys, Qareen, Qiiro, Qumbe, Qalab
Kk Ka Kaalay, Kaalmo, Keen, Koor, Kibir
Mm Ma Maal, Muruq, Meel, Mas, Male
Nn Na Nasiib, Noog, Nolol, Niyad
Ww Wa War, Wareeg, Waydiin, Wakiil, Wiil
Hh Ha Horay, Hogaan, Hees, Hilib, Higaad
Yy Ya Yeel, Yariis, Yey, Yaxaas, Yaanyo

Shaqalada

Shaqalada waxay u kala baxaan shaqalada dheer iyo shaqalada gaaban

Shaqalada gaaban waa Aa, Ee, Ii, Oo, Ou
Shaqalada dheerna waa AAaa, EEee, OOoo, UUuu

Leave a Reply