Maktabad Casri Ah | Online Somali Library


Markaanu aragnay baahida loo qabo horumarinta akhriska iyo la jaanqaadinta dhiganeyaasheena afka-Soomaaliga ku qoran si looga faa’idaysto, Una gaadhi karaan guud ahaan Soomaalida ku kala nool dacalada dunida waxaanu aasaasnay maktabad mareegeedka Soomaaliga ee Online Somali Library.

Waxaanu u isu xilqaannay, Dhexdana u xidhannay sidii aanu usoo ururin lahayn dhiganayaasha ku qoran afka soomaaliga oo ku kala baahsan maktabado iyo mareego kala duwan oo aanu isugu keeni lahayn hal weel (Mareeg). Si ay ugu fududaato akhristayasha inay si sahal ah ku daalacan karaan.

Ka faa’idaysi wanaagsan gaar ahaantaada. Fadlan kuna dedaal inaad akhyaartaada iyo qaraabadaadaba kusoo xidho. Si aynu kor ugu qaadi karno martabada aynu kaga jirno caalamka akhriska.

Baraha aanu kuleenahay barkulan bulsheedyada kala duwan;

HOYGA

Facebook Page: https://www.facebook.com/OnlineSomaliLibrary/

Twitter Account: https://twitter.com/OSomaliLibrary

Linkedin Account: https://www.linkedin.com/in/online-somali-library-07b718133/

Ku mahadsanid inaad wax naga ogaato. Nagu biiri wixii talo ah.
Eebbe raali kaa noqoy.

Leave a Reply