Home Ereyga Maanta: gomoshjuuqjuuq (1) 1. Hadal cilaaq ah oo dad dhex mara. 2. ld juuqjuuqid.juuqjuuq (2) Cid la cilaaqtamid.juuqjuuqid eeg juuqjuuq². ld juuqjuuq¹ (2).juuri J. ah: maro aan qiime badan lahayn xag tayo.<< < 48 49 50 51 52 53 Share Tweet