rabbaysmid eeg rabbaysan¹.
rabbaysnaan eeg rabbaysan². ld rabbaysnaansho.
rabbaysnaansho ld rabbaysnaan.
rabbayso 1. Ubad si habboon u barbaarsasho. 2. Xayawaan rabbaayad ka dhigasho.
rabbee 1. Ubad si habboon u barbaarin. 2. Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
rabbee1 Geel wax ku tumasho. Rabbi Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
rabbituug Baryo Eebbe wax lagu weyddiisto.
rabbuus Caajis nafsaani ah oo dadka ku dhaco.
rabi Bir la tumay soofeyn.
rabid eeg rab³. ld rabitin.
rabiish Libaax-badeed uurjiif ah oo hilibkiisu nafaqo badan leeyahay.
rabin eeg rabi.
rabitin Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.
rablayn eeg rablee. ld rable (1).
rable 1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa. 2. Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.
rablee 1. Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan boodid. 2. Timo haween si rable ah u samayn.
rableysad ld rableysasho.
rableysan Wax la rableeyay ahaansho (timo haween).
rableysasho eeg rableyso. ld rabley-sad.
rableysnaan eeg rableysan. ld ra-bleysnaansho.
rableysnaansho ld rableysnaan.
rableyso Gabar timo si rable ah u samaysasho.
raboo ld rab³.
rabood eeg raboo. ld rabid.
raboosh1 R. ah: nafley koritaanka ka xumaaday. raboosh2 Nafley koritaan ku hagaasid. rabooshid eeg raboosh².
rabrab 1. ld rarrab (2). 2. Orod boodbood ku jiro oo xoolaha iyo ugaartu sameeyaan.
rabrablee Rabrab u ordid (nafley).
page : 9 of 40
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>