Qaamuus.net

Qaybaha Ereyada

Ereyada ku baadh xarafka ay ka bilowdaan ama qaybta aqoonta.

Ereyga Maalinta

Eeg kaydka
November 8, 2026

dharaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Xarfaha Af-Soomaaliga