saddexeyso Saddex ka dhigasho (wax).
saddexgees 1. Shaxan saddex dhinac leh. 2. S. ah: nooc ablayda ka mid ah oo daabkeedu xaggiisa sare saddex ganood ku leeyahay.
saddexjibbaar1 1. Tiro saddex jeer la isku dhuftay. 2. Tiro saddex jeer la isku dhuftay. saddexjibbaar2 Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”. saddexjibbaar3 Tiro saddex jeer isku dhufasho. saddexjibbaaran1 Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho. saddexjibbaaran2 Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho. saddexjibbaarasho eeg saddexjib-baaro.
saddexjibbaarid eeg saddexjibbaar².
saddexjibbaarmid eeg saddexjib-baaran¹.
saddexjibbaarnaan eeg saddexjib-baaran². ld saddxejibbaarnaansho.
saddexjibbaarnaansho ld saddexjib-baarnaan.
saddexjibbaaro Tiro saddex jeer isku dhufsasho.
saddexle Xaashi turub oo saddex dhibcood leh.
saddexley Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.
saddexlugood Xarig ka samaysan saddex dhudood oo laysku soohay.
saddexnaan eeg saddexan². ld saddexnaansho.
saddexnaansho ld saddexnaan.
saddexo Nagaar yar oo doomaarta ka tirsan.
saddexqad1 1. Kal saddex beri biyaha laga qado. 2. S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin. saddexqad2 Xoolo nugul ah saddex beri biyo moogaan. saddexqadid eeg saddexqad².
saddexqeyd Maro haweenku waayadii hore qaadan jireen oo saddex qeyd oo isku tolan ka samaysan.
saddexsaamood Ciddisiib.
saddexsuulle Muruq salka saddex madax ku leh.
saddexsuulley Xaalaquf, qarandi.
sadhee 1. Aafeyn. 2. ld saree.
sadheyn eeg sadhee.
sadho Aafo.
sadiibo Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.
page : 14 of 118
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>