xalliiban 1. Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar-raxin, nadiifnimadii ka badatay. 2. Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
xallin1 eeg xalli². xallin2 eeg xalli³. ld xallis. xallis ld xallin².
xallisan1 Wax la xalliyey noqosho. xallisan2 Wax la xalliyey ahaansho. xallismid eeg xallisan¹.
xallisnaan eeg xallisan². ld xallisnaan-sho.
xallisnaansho ld xallisnaan.
xalnaan eeg xalan. ld xalnaansho.
xalnaansho ld xalnaan.
xalus Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos-teeda ku yeeshaan. ld xulus.
xaluul ld xuluul.
xaluulad ld xuluulasho.
xaluulasho ld xuluulasho.
xaluulo ld xuluu-lo.
xalwad Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
xalwo ld xalwad.
xalxal1 Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan. xalxal2 Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho. xalxali Wax xalxalay ka dhigid (nabar).
xalxalid eeg xalxal².
xalxalin eeg xalxali.
xamaal1 ld xammaali. xamaal2 ld xam-maal². xamaali ld xammaali.
xamaalid ld xammaalid.
xamaalinnimo ld xammaalinnimo.
xamaamo ld xamaan.
xamaan Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
page : 15 of 60
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>