taagdarreyn eeg taagdarree.
taageer Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
taageere Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.
taageerid eeg taageer. ld taageero, teegaarid, teegaaro.
taageero ld taageerid.
taagid eeg taag².
taagnaan eeg taagan. ld taag-naansho.
taagnaansho ld taagnaan.
taago Dhul yara sarreeya. ld taag (2).
taagsad ld taagsasho.
taagsasho eeg taagso. ld taagsad, taagsi.
taagsi ld taagsasho.
taagso 1. Tabar yeelasho. 2. Qun yar socosho.
taah1 Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa. taah2 Taah samayn. taahid eeg taah².
taaj Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
taaj-belel (c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa.
taaji Qof ama wax meel istaajin.
taajin eeg taaji. ld taajis.
taajir1 T. ah: qof maal ama hanti badan leh. taajir2 Maal badan yeelasho. taajirid eeg taajir².
taajirnimo Faajir ahaansho.
taajis ld taajin.
taakalleel Tallan; wiswis; shaki.
taakee 1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.
taakeyn eeg taakee. ld taakin.
taakh Wax qof waqti ka lumiya ama seejiya faa'ido; luggooyo.
taaki ld taakee.
page : 3 of 60
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>