xaammilo Haweeney uur leh.
xaani Ciid sabbaax ah oo aan boor iyo quruurux midna lahayn. ld xaano.
xaano ld xaani.
xaanshi ld xaashi.
xaaq 1. Meel wasakh ka nadiifin. 2. Nafley baabi'in.
xaaqid eeg xaaq.
xaaqin Mafiiq, minfiiq.
xaaqsasho eeg xaaqso.
xaaqso Xaako tufid.
xaar Wax xaaqid.
xaar1 Saxaro. xaar2 Xaar dhigid. xaaraamayn eeg xaaraamee. ld xaaraan-timayn.
xaaraamaysan Wax la xaaraameeyey ahaansho.
xaaraamaysnaan xaaraamaysan. ld xaa-raamaysnaansho.
xaaraamaysnaansho ld xaaraamays-naan.
xaaraamee Wax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.
xaaraami X. ah: nin aan xaaraanta ka dhawrsan.
xaaraan Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.
xaaraannimo Xaaraan ahaansho. ld xaaraantinnimo.
xaaraanquute Qof hanti xaaraan ah cunay.
xaaraansan Wax la xaaraameeyey ahaansho.
xaaraansanaan eeg xaaraansan. ld xaa-raansanaansho.
xaaraansanaansho ld xaaraansanaan.
xaaraantimayn ld xaaraamayn.
xaaraantimee ld xaaramee.
xaaraantinnimo ld xaaraannimo.
xaaraanyahan Nin ku xeel dheer xaaraan cunidda.
xaaran Wax la xaaray ahaansho.
xaarasho eeg xaaro.
page : 3 of 60
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>