Ereyga Maanta: maneysi
aaladeysan  1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. 3. Wax la hubeeyay ahaansho (ciidan).
aaladeysnaan  eeg ±aladeysan. ld aaladeysnaansho.
aaladeysnaansho  ld ±aladeysnaan.
aale  Geed lugtool ahaan u baxa, sida qasabka, galleyda, maseggada, qaysaraanta iwm.
aalkol  Dareere aan midab lahayn oo dabka qabsan og, boogahana lagu dhaqo. ld aalkolo.
aalkolo  ld aalkol.
aallid  eeg aal². ld oollid.
aalo  Lo'da inteeda aan weli gaarin da'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.
aamanuu  Waqti hore oo aad u fog.
aameel  1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan.
aamiin  ld aammiin.
aamiinsad  ld aamiinsasho.
aamiinsasho  ld aammiinsasho.
aamiinsi  ld aammiinsasho.
aamiinso  ld aammiinso.
aamm aammiinso  Aaammiin dhihid. ld aamiinso.
aammiin  Erey la yiraahdo marka la duceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay in Ilaah aqbalo ducada. ld aamiin.
aammiinsad  ld aammiinsasho.
aammiinsasho  eeg aamminso. ld aamiinsad, aamiinsasho, aamiinsi, aammiinsad.
aammin1  1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel). aammin2  1. Cid kalsooni ku qabid. 2. Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho. aamminaad  ld aamminid.
aamminbax  Ka aa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
aamminbixid  eeg aamminbax.
aammindarreysad  ld aammindarreysasho.
aammindarreysasho  ld aammindarreysad, aammindarreysi.
aammindarreysi  ld aammindarreysasho.
aammindarreyso  Ka aa.: cid ka aamminbixid.
aammindarro  Kalsooni la'aan.
aamminid  eeg aammin².
page : 4 of 1584
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>