aar21. (f.g) Alaab (aqal iwm) meel sare saarid. 2. (f.mg) Ka aa.: cid dakano gashay ka gudid. 3. (f.mg) U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ah dilid.
aaraa'eeg ra'yi.
aaradLiid maro ah oo qurxin awgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirto iyo daahyada.
aaradeeMaro ama daah aarad u yeelid.
aaradeyneeg aaradee.
aaradeysanWax aarad loo yeelay ahaansho (maro, daah iwm).
aaradeysnaaneeg aaradeysan. ld aaradeysnaansho.
aaradeysnaanshold aaradeysnaan.
aaran1. Geela intiisa aan weli gaarin da'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa. 2. Doog iyo barwaaqo badan. 3. Aa. ah: meel doog badan leh. 4. Aa. ah: waqti doog iyo barwaaqo leh.
aarbax1ld aarbixid.
aarbax21. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.
aarbi-aarQaab loo ciyaaro turubka.
aarbixideeg aarbax². ld aarbax¹.
aardoonQof, qof kale oo dakane ka galay raadinaya. ld aardoonad, aardoonasho, aarsashaddoon.
aardoonadld aardoonasho.
aardoonashoeeg aardoono. ld aardoonad.
aardoonoQof in uu aano soo guto meel u aadid.
aargalaanWeel siin ah, dheg leh oo wax lagu cabbo.
aargoonleNooc dawacada ka mid ah, midab bey madow ah leh oo aad ariga u laysa.
aargoosadld aargoosasho.
aargoosashoeeg aargooso. ld aargoosad, aargoosi.
aargoosild aargoosasho.
aargoosoKa aa.: cid, cid kale oo waxyeelo u geystay ka gudasho.
aargud1. Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid. 2. U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid. ld aargudo.
aargudashoeeg aargudo. ld aargudid.
aargudideeg aargud. ld aargudasho, aargudis.
aargudisld aargudid.
aargudold aargud.
aarideeg aar². ld aaris.
aarisld aarid.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 > >>