Ereyga Maanta: qawadid
haaneedid  eeg haaneed². ld haaneedis.
haaneedin  eeg haaneedi.
haaneedis  Haaneedka iska taagid oo lisid (geel). ld haaneedid.
haaneedsad  ld haaneedsasho.
haaneedsasho  eeg haaneedso. ld haaneedsad.
haaneedso  1. Hal godlan si loo maalo isbahardaadin. 2. Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
haanse  Qaab qurxoon oo wax loo yeelo.
haansee  Wax qurxin.
haanseyn  eeg haansee.
haanseysan  Wax la haanseeyay ahaansho
haanseysnaan  eeg haanseysan. ld haanseysnaansho.
haanseysnaansho  ld haanseysnaan.
haantaawilfid  eeg haantaawilif².
haantaawilif1  Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda. haantaawilif2  Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid. haanyoo  U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid.
haanyood  eeg haanyoo.
haar  1. Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Taag, buur gaaban.
haar1  Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo. haar2  Xanuun awgiis la taahid (qof). haaraamid  eeg haaraan². ld haa-raan¹.
haaraan1  1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid. haaraan2  1. Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin. 2. Cid ceebeyn. haarayn  eeg haaree.
haaree  Qof haar u yeelid.
haarguduud  Meel leh xammuuradda maryaha la gasho.
haarid  eeg haar².
haaruf  Nabarrada ay cadhada iwm ay oogada ku reebaan.
haasaase  Wax la filayo in ay ka dhashaan hawl soconeysa.
haasaawayn  eeg haasaawee. ld haasaawin.
page : 3 of 93
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>