Ereyga Maanta: dacarbax
haasaawe1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. 2. Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
haasaawee1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.
haasaawild haasaawee.
haasaawideeg haasow². ld haasow¹.
haasaawinld haasaaweyn.
haash1. Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud. 2. ld qaash.
haashaarMuuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi.
haasow1ld haasaawid.
haasow2La h.: haasaawe samayn.
haatanHadda tan la joogo; amminka, hadda.
haatild haadi.
haatifWax hadalkooda la maqlo oo aan muuqan. ld haatuf.
haatinld haadin.
haatufld haatif.
haaw1Firo, biddo.
haaw2Ciid bidid.
haawadld haawasho.
haawashoeeg haawo. ld haawad.
haaweyDad sabool ah oo ku nool qaraab iyo wixii ay helaan.
haawiWeel af bannaan dabayl u dhigid.
haawideeg haaw².
haawiloodUurjiifka libaax badeedka.
haawineeg haawi. ld haawis.
haawis1. Hardaf dheer. 2. ld haawin.
haawiyaNaar ka mid ah toddobada naarood.
haawo1. Weel af bannaan dabayl qaadasho. 2. Si qarsoodi la'aan ah wax u sheegid.
haayidNooc kalluunka ka mid ah.
haayir11. Col weyn oo hubaysan. 2. Libaax badeed weyn oo dadka cuna. 3. ld haajirid.
haayir2ld haajir².
haayiridld haajirid.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>