Ereyga Maanta: fiid-dhacso

luusluusid  eeg luusluus².

luusluuso   Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.

luxud  1. Iil. 2. Qoryaha iilka xabaasha afka laga saaro. ld loxod.


page : 46 of 46
<< < 41 42 43 44 45 46