Ereyga Maanta: qawadid
xaammilo  Haweeney uur leh.
xaani  Ciid sabbaax ah oo aan boor iyo quruurux midna lahayn. ld xaano.
xaano  ld xaani.
xaanshi  ld xaashi.
xaaq  1. Meel wasakh ka nadiifin. 2. Nafley baabi'in.
xaaqid  eeg xaaq.
xaaqin  Mafiiq, minfiiq.
xaaqsasho  eeg xaaqso.
xaaqso  Xaako tufid.
xaar  Wax xaaqid.
xaar1  Saxaro. xaar2  Xaar dhigid. xaaraamayn  eeg xaaraamee. ld xaaraan-timayn.
xaaraamaysan  Wax la xaaraameeyey ahaansho.
xaaraamaysnaan  xaaraamaysan. ld xaa-raamaysnaansho.
xaaraamaysnaansho  ld xaaraamays-naan.
xaaraamee  Wax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.
xaaraami  X. ah: nin aan xaaraanta ka dhawrsan.
xaaraan  Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.
xaaraannimo  Xaaraan ahaansho. ld xaaraantinnimo.
xaaraanquute  Qof hanti xaaraan ah cunay.
xaaraansan  Wax la xaaraameeyey ahaansho.
xaaraansanaan  eeg xaaraansan. ld xaa-raansanaansho.
xaaraansanaansho  ld xaaraansanaan.
xaaraantimayn  ld xaaraamayn.
xaaraantimee  ld xaaramee.
xaaraantinnimo  ld xaaraannimo.
xaaraanyahan  Nin ku xeel dheer xaaraan cunidda.
xaaran  Wax la xaaray ahaansho.
xaarasho  eeg xaaro.
page : 3 of 60
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>