Ereyga Maanta: hirqad
xaari  1. Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid. 2. Cariish dhiriq marin.
xaarid  eeg xaar².
xaarid1  eeg xaar. xaarin  Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay-san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.
xaarin2  eeg xaari. xaarnaan  eeg xaaran. ld xaarnaansho.
xaarnaansho  ld xaarnaan.
xaaro  1. Meel qashin ka nadiifsasho. 2. Wax meel yaal wada qaada-sho.
xaarsii  ld xaari.
xaarsiin  ld xaarin.
xaarwalwaal  Doorshaan.
xaarxaar  Farfar.
xaarxaari  Canaan kulul cid u jeedin.
xaarxaarin  eeg xaarxaari.
xaarxaaro  Canaan foolxun.
xaas1  1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo. 3. X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar. xaas2  Nafley caato noqosho. xaasaami  Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.
xaasaamid  eeg xaasaan².
xaasaamin  eeg xaasaami.
xaasaan1  Caato; weyd, macluul. xaasaan2  Xoolo caatoobid; weydoobid. xaasaanqabow  Nafley aan aad caato u ahayn.
xaasha  1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!
xaashi  1. Waraaq. 2. Dham-baal.
xaasi  Nafley tabardaran daryeelid.
xaasid1  Xaas noqosho, yeelasho. xaasid2  Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan. xaasid3  eeg xaas². xaasid4  ld xasad².
page : 4 of 60
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>