Category: Suugaan
bandhig
Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Garoowe waa dhacdo dhaqameed sannadle ah oo ku yaal gobolka Waqooyi-Bari ee Soomaaliya.
gabay
Quus waa gabay duco iyo sagootis iskugu jira oo Marxuum Xasan Sh. Muumin munaasibada Aaskiisa ku beegan Jan-26-2008 : kana hadlaya qiimaha uu Abwaanku umada soomaaliyeed ku dhex lahaa …
bandhig
Muqdisho Hargeysa Baydhabo Gaalkacayo Burco Mandheera Nairobi
muuqaal
Waa sallaamantihiin dhammaan aqyaarta u Heelan Afka Hooyo. Runtii waxaa dhacay wax-yaalo baddan oo inoo geystay dhaawac aan la qisaaysi karin-taasi oo ah in aynu Afkeenii Hooyo ee Hoddonka …
Suugaan
Hargeysa (Somalilandtoday)-Carwada Buugta Calaamiga ah ee Hargeysa, ayaa si rasmi ah looga furay dhismaha cusub ee xarunta dhaqanka Hargeysa. Carwadan buugta ayaa ah mid sannadkiiba hal mar lagu qabto …
bandhig
Madaxweyne Gaas ayaa maanta daah-furay bandhigga saddexaad ee buugaagta Garoowe,waxaana bandhiggaan oo ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen maktabadda Scansom iyo Mahadka SIDRA kasoo qayb galay qorayaal caan …
qaamuus
BAL DHEH ALXAMDU LILLAAH!- Say Though ALHAMDU LILLAAH! Waxa Jiray Beri Hore — A Long Time Ago Boqor Aad U Aqoon Yar — There Was A King With Little …
murti
Xuska Maalinta Afka Hooyo oo laga xusay meelo badan gudaha iyo dibada dalka ah.
maahmaah
MAAHMAAHYO OO LAGA SOO MIN GUURINAY QAAMUUSKA MAAHMAAHYADA SOOMAALIYEED, BARO OO ISTICMAAL!
Suugaan
Khamiis, Agoosto 11, 2016 (HOL)-Laga soo bilaabo Talaadadii lasoo dhaafay ilaa hada oo aanu warbixintaan qoreyno waxaa magaalada Nairobi kasocota daruus lagu baranaayo afka Soomaaliga iyo balaagadiisa (Somali Literature). …