bar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshay, meeshood; nus. Tus. “Lacagta bar i sii”.
- 1. Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh. 2. B. xoolaad: xoolo yar.
- (daaw.) Bar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.
- 1. Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi. 2. Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin. 3. Is b.: caadaysasho.

