bed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dad, m.l)
Macnaha:
- Masaaxa dhul ku fadhiiyo.
- (xis.) Summad A. Cabbirka ama baaxadda dul. Dushu waxa ay noqon kartaa dul sallax ah ama dul xoodan. Halbeegga caalamiga ah ee bedka waa mitir labajibbaaran (m2).
- 1. Caafimaad; ladnaan. 2. Badbaado. ld bad.

