dhiig
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya. 2. Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl. 3. Dil.
- 1. Dhiig sii deyn. 2. ld dhiigow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

