fallaar
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha:
- 1. Bir yar, dhuuban, afka gammuun looga daabo, qaansooyinka laga gamo oo loo adeegsado dagaalka iyo ugaarsiga. 2. Nudo dhuudhuuban oo iftiinka qorraxda keena.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha: