filiqsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg filiqsan. ld filiqsanaansho, firiqsanaan, firiqsa- naansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
filiqsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
filiqsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld filiqsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
firiqsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld filiqsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0