horeQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Wax safan ama socda caaradkooda ku sugan; horreeya. ld horay¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
horayQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhanka loo jeedo; hagaag; fool. ld hore.1. Hor. 2. Waqtigii hore.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0