hore

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Wax safan ama socda caaradkooda ku sugan; horreeya. ld horay¹.

horay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhanka loo jeedo; hagaag; fool. ld hore.
  2. 1. Hor. 2. Waqtigii hore.