hor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Had la soo dhaafay; hore ah. 2. Dhanka loo jeedo. 3. (fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
  2. ld horee.

horee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Xoolo meel ku reebid. 2. (f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid. ld hor².