ilig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (ilko, m.l) (c.nafl.) Xubno cadcad, adag ku teedsan daamanka lafdhabarreyda ee wax lagu gooyo laguna calashado middood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur