jilif

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lfo, m.l)

Macnaha:

  1. Qolofta sare ee geedaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur