lammaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan. 2. Labo weligood wada socda. 3. ld dammaan.
- (baay.) Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.
- Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

